Deeqo ayaa dhowr bilood ka hor soo saartay muuqaal ay kaga hadleysay sida ay rabto in la yeelo marka ay dhimato ka dib, kaas oo falcelin aad u kala duwan ka dhaliyay baraha Bulshada.
Deeqa Afro ayaa sheegtay in arrintaas ay horey ugala hadashay hooyadeed ayna ka diiday.